Somaliland247's Blog

January 16, 2013

Somaliland Ministers on UAE Relations Enhancement Visit


Somaliland

Somaliland Ministers on UAE Relations Enhancement Visit

Wasiirrada-Madaxtooyadda-Arrimaha-dibadda-Somaliland2

Somaliland Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Dr. Mohamed Abdillahi Omar and Somaliland Minister of Presidency, Mr. Hersi Ali Hagi Hassan

Press Statement: Ministry of Foreign Affairs

DUBAI  – The Republic of Somaliland’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Dr. Mohamed Abdillahi Omar, accompanied by the Minister of Presidency, Mr. Hersi Ali Hagi Hassan, arrived in Dubai yesterday evening as part of a diplomatic visit meant to deepen Somaliland’s long-standing economic and security partnership with the United Arab Emirates.

While in Dubai, Foreign Minister Omar will meet with representatives from the government and private sector, including State Minister for Foreign Affairs, Dr. Anwar Mohammed Gargash, and intermediaries from the maritime terminal operating and developing company DP World.

The UAE and Somaliland have developed close cooperation in the areas of trade, investment, the fight against piracy and regional affairs. In June 2012, the UAE government showed its commitment to peace and stability in the Horn of Africa by bringing together the presidents of Somaliland and Somalia to ratify a framework for bilateral dialogue meant to clarify future relations between the two countries.

Press office

Email: info@somalilandforeing.net

Ministry of Foreign Affairs

The Republic of Somaliland.

Advertisements

April 24, 2011

Wefti Uu Hogaaminayey Madaxweynaha JSL Oo La Kulmay Sheekha Xukuma Imaarada Raasul khayma


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Wefti Uu Hogaaminayey Madaxweynaha JSL Oo La Kulmay Sheekha Xukuma Imaarada Raasul khayma

Somaliland President Ahmed Silanyo met with Emir of Ras al-Khaimah,UAE Sheikh Saud bin Saqr al Qasimi

War-saxaafadeed

Hargeysa-Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa la kulmay Sheekha Xukuma Imaarada Raasul khayma, Sheekh Sucuud Binu Saqar Al-Qaasimi ee Wadanka Isu-tagga Imaraadka Carabta. Sheekha ayaa ogolaaday in ay Somaliland Imaaradiisa ka furato Xafiis ka dib markii uu kulan qado sharaf ah la yeeshay weftiga uu hogaaminaayo Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maal-mahanba ku sugnaa Wadanka isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Weftiga Madaxweynaha Somaliland oo uu sheekhu ku soo Dhaweeyey 40 Mooto iyo Baabuurta u khaaska ah Martida kuwaas oo weftiga kaga horyimid Duleedka Raasul Khayma. Waxa ay labada Dhinac ka wada hadleen qodobo ay ugu muhiim-sanaayeen Wax-wada qabsiga dhinaca ganacsiga iyo dhinaca isu-socodka labada Dal.

Waxa kale oo ay ka wada hadleen Maal-gashi shirkado uu sheekhu Abbaan ka yahay ama Oday ka yahay, ay Maal-gashi ka samayn donaan Dalka gudihiisa oo ay u soo diranayaan aqoon yahano daraasad ka soo sameeya Xadiga ama Mugga Maal-gashiga ee ay shirkadahaasi ka samayn karaan Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidii uu u sheegay Madaxda kale ama Shuyuukhda kale ee Imaaradaha kale ee uu ka kooban yahay wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabtu waxa uu sheekha u sheegay in ay Somaliland soo dhawaynayso wax-wada qabsiga dhinaca dhaqaalaha iyo dhinaca maal-gashiga oo ay la yeelato wadanka isu-tagga imaaraadka carabta, Shirkadaha waa weyn ee ku sugan wadanka iyo Ganacsatada waa-weyn ee Awood dhaqaale u leh in ay maal-gashato Somaliland.

Madaxweynuhu waxa uu u faah-faahiyey in ay Xukuumada Somaliland u fudaydinayso Xeerarka iyo Shuruucda la xidhiidha maal-gashiga ay samaynayaan iyo Shacbiga Somaliland oo baahi wayn u qaba in ay fududaato isu socodka ama Xidhiidhka Ganacsi ee shacbi ahaan iyo Ganacsato ahaanba ee ay la leeyihiin wadanka isu-tagga imaaraadka Carabta, ayaa weftiga Somaliland waxa uu dedaal weyn ugu jiraa sidii ay Imaaradaasi u Aqbali-lahaayeen Baasaaboorka Somaliland ( Somaliland Passport ) waxaanay imaaradu noqotay Imaaradii u horaysay ee toos u ogolaatay in ay Somaliland Xafiis-yada ay ku leedahay Wadamada kale ay si toosa uga furato Imaarada Raasul-khayba oo ka mid ah Wadanka isu taga Imaaraadka Carabta.

Weftiga uu hogaaminaayo Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maalinta Salaasada ah ka Am-babixidoona Magaalada Abu-Dabai iyaga oo u kicitimi-doona Wadanka Kuwait, iyaga oo ka haysta Marti-qaad Rasmiya waxaanay Magaalada Abu-Dabai ka raacidonaan Diyaarad Khaasa oo uu u soo diray Amiirka Wadanka Kuwait.

Dhinaca kale Xubno uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga Somaliland ayaa isla shalay waxay kulan la yeesheen Ganacsato waa weyn oo ka mid ah Shuyuukhda ka talisa Wadanka isu-tagga Imaaraadka Carabta kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Sheskh Saiid binu Xashari Al-magtuum oo ah ganacsade wayn oo ka mid ah Ganacsatada Dubai ugu waa weyn iyo Sheekh Maxamed Al-qaasimi oo ah isna Ganacsade weyn oo ka socday Shariqa kuwaas oo ay kala hadleen ujeeddo la mid ah tii hore ee ay kulamadii dhigooda ahaa la soo yeesheen oo ah mid la xidhiidha maal-gashiga iyo kaalinta Dhaqaale ee ay ka gaysan karaan Somaliland.

Waxa uu weftigu u sharaxay ganacsatada sida ay suurta galnimada ugu tahay in ay maalkooda ku Aaminaan Somaliland iyo inay door weyn ka ciyaaraan Maal-gashiga Somaliland iyo sida ay faa’iido weyn ugu leedahay shacbiga somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

April 23, 2011

Somaliland FM meets UAE foreign minister


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Somaliland FM meets UAE foreign minister

UAE FM Sheikh Abdullah Bin Zayed Al Nahyan greets Somaliland FM Dr Mohamed Abdullahi Omar in Dubai

DUBAI — Somaliland Foreign Minister Mohamed Abdullahi Omar is on a trip to the United Arab Emirates and met with its Foreign Minister Sheikh Abdullah bin Zayed Al-Nahyan on Wednesday in Dubai.

The two ministers discussed a range of issues concerning both the Arab World and the Horn of Africa. The pressing issue of maritime piracy off the coast of neighbouring Somalia is said to have dominated the talks. Dr Omar briefed the UAE minister of Somaliland’s efforts against pirates in the region and its commitment to tackle it by all reasonable means. He stressed that Somaliland was lacking the financial and equipment needed to fully combat the sea-gangs, but that it was doing all it can. He said Somaliland currently holds more than 90 pirates in two separate prisons. He requested UAE’s assistance and said it desperately needs boats, training and finance.

Sheikh Abdullah on his part congratulated the Somaliland government for its successes against the armed gangs at sea. He added it was having a devastating effect on the UAE’s public and private communities and posed a considerable threat to peace and security internationally. He promised that the UAE will conduct counter-piracy operations with Somaliland and the rest of the international community.

The meeting comes days after 50 countries were represented at an international conference in Dubai aimed at tacking the problem of maritime piracy.

Dr Omar is part of a Somaliland delegation currently visiting the Gulf states of UAE and Kuwait in a bid to secure foreign investment and humanitarian assistance.

(Somalilandpress)

April 21, 2011

Somaliland president backs piracy prisons


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Somaliland president backs piracy prisons

Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo

By Amran Abocar

ABU DHABI (Reuters) – Somaliland will support a United Nations-backed plan to hold convicted pirates in its prisons, its president said on Wednesday, as the breakaway northern enclave bids to gain recognition for its independence.

Ahmed Mohamed Silanyo said Somaliland, which declared its independence from Somalia in 1991 but has not been formally recognised internationally, was already doing its part to curb piracy in its waters and was prepared to do more.

Piracy in the Indian Ocean has turned busy shipping lanes off the coast of the conflict-wrecked state into some of the most perilous waters on Earth and costs the world billions of dollars.

Silanyo backed the plan to set up special courts and prisons for captured pirates in the Indian Ocean region, along with neighboring enclave Puntland.

“We’ll imprison people captured in our seas … that’s what we can contribute. We are preparing to put out the force and we are preparing to provide the prison facilities as well,” he told Reuters in the United Arab Emirates’ capital, during a Gulf tour to drum up investment and aid.

The Russian-backed U.N. resolution supported the piracy courts but avoided the delicate issue of where exactly to hold those convicted.

Silanyo, elected in 2010, said Somaliland had already imprisoned pirates captured off its Red Sea coast but needed training assistance to combat the problem stemming from its chaotic neighbour to the south.

Somalia has not had an effective central government since the 1991 overthrow of dictator Mohamed Siad Barre. First clan warlords and now Islamist insurgents active in Somalia mean the government controls little more than the capital Mogadishu.

The Somaliland leader reiterated his region had no interest in reunification with the rest of Somalia.

He said the independence of South Sudan after a January referendum bolstered the case for a similar move for Somaliland, a former British colony that joined with the rest of Italian-ruled Somalia after each gained independence in 1960.

“The recent developments in southern Sudan is a good example that the old idea that countries should remain as they were at the time of independence has changed,” he said.

“Examples like that can help our cause, they should help our cause.”

Political analysts have said the African Union would treat Sudan as an exception — as it did Ethiopia and Eritrea’s split in 1993 — and would not tolerate a domino effect across the continent.

But even if the AU were to entertain Somaliland’s ambitions, it is stymied by the absence of a Somali partner to negotiate any potential referendum or terms of secession.

Silanyo said Somaliland was also not keen to put its independence at Somalia’s discretion.

“The fact of the matter is, for all intents and purposes, there is no unity in Somalia. Who do you contact for negotiations? There are some people who come to us, who are in contact with us and understand our cause, but there is no unity, there is no entity to speak to as far as Somalia is concerned,” he said.

“But we are prepared to seek their cooperation.”

Wasiirka Madaxtooyada Imaaraadka Carabta Oo Qado Sharaf U Sameeyay Waftiga Madaxweynaha Somaliland


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Wasiirka Madaxtooyada Imaaraadka Carabta Oo Qado Sharaf U Sameeyay Waftiga Madaxweynaha Somaliland

War-saxaafadeed

Dubai-Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminaayo oo weli ku jira Bookhashada ay ku joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kuna Sugan Magaalo Madaxda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai ayaa weli waxay ku jiraan kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Kala Duwan ee wadankaa ka taliya.

Madaxweynaha oo Xooga Saaray in ay Somaliland wadanka Imaaraadka Carabta iska Kaashadaan Dhinaca Dhaqaalaha Isla markaana ay Ganacsatada waa weyn iyo Shirkadaha wadanka ku sugan Maal-gelin ka sameeyaan Wadanka Somaliland sidoo kalena madaxweynaha oo ku dedaalaya inay Is-Afgarad ka gaadhaan Madaxda wadanka Imaaraadka Carabta si ay gacan uga Gaystaan Dhinaca Mashariicda Horumarineed, ee Caafimaadka, Biyaha iyo Waxbarashada ayaa Shalay (18/04/2011) waxa uu Qado Sharaf Gurigiisa ugu Sameeyey Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID‏ waxaanu Madaxweynuhu uga Waramay Baahida ay Somaliland u qabto in ay lagu gargaaro Dhinaca Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha.

waxa kale oo uu u sheegay Madaxweynuhu sida ay Somaliland ugu Guulaysatay in ay noqoto laambad ka Iftiimaysa Mandaqada ay ku taalo, Marka la eego Dhinaca Nabad-gelyada iyo dhinaca Uhuunta ay shacbiga Somaliland la yimaadeen sidii ay u noqon lahaayeen qaran jira.

Waxaanu Sheegay madaxweynaha Somaliland in ay Taariikh ahaan Wadanka isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Somaliland weligoodba lahaayeen Xidhiidh soo Jireen ah.

Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID ayaa isaguna waxa uu ka waramay sida uu uga war hayo in ay Somaliland tahay meesha Keliya ee Caan ah wadankii laysku odhan jiray Somaliya u qalantana in ay Ganacsatadu Maal-gashi ku sameeyaan, waxa uu sheegay in ay kawar-hayaan Somaliland Nabad-gelyada taala iyo kala Danbaynta ka jirta.

Waxa uu sheegay in uu ogyahay in ay Somaliland ka jirto Jamhuuriyad ku guulaysatay inay Somaliland soo gaadhsiiso xasilooni, Dawladnimo iyo Kala Danbayn.

Sidaa si la mida waxa Caawa (19/04/2011) Madaxweynaha iyo Weftigiisa Casuumad ugu Sameeyey Magaalada Abu-Dabai Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha oo horena u ahaa Taliyihii Ciidamada ee Wadanka Al-baxaari AL-Daahiri oo ay Wehelinayeen Cali Bin Axmed AL-Daahiri oo ah Xog-hayaha Deekh Khayb Bin Faaid AALA Nahyaan oo ah Amiirka Wadanka Isu-taga Imaaraadka Carabta iyo Axmed Saiid Al-faaid Al-Daahiri oo ah Ganacsade wayn.

waxa kale oo Cashada Madaxweynaha loo sameyey ku wehelinaayey Suldaan Siciid Al-faaid Al-daahiri oo ah Kaaliyaha Wasiirka Cadaalada ee Imaaraadka Carabta.

Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale Masuuliyiinta kala Duwan ee ka Talisa Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kala hadlay siduu uu Madaxdii ka horaysayba u sheegay in ay Somaliland Baahi wayn u qabto in wax lagala Qabto Dhinaca Dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha, Weftiga Madaxweynaha oo weli ku Guda Jira kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Wadamada isu-tagga Imaaraadka Carabta waxa ay Maalinta beri ah la kulmayaan Madaxda Imaarada Raasul Khayba markaa ka dibna waxa ay la kulmayaan kuwa Imaarada Kuwait ka dibna waxa sugaya oo Diyaar u ah Madaxweynaha iyo Weftigiisa inay kulan la yeeshaan Amiirka ka Taliya Wadanka Imaaraadka Carabta.

Kulamadaa kala Duwan ka dib marka uu madaxweynaha iyo Weftigiisu dhamaystaan waxay u sii Gudbayaan Wadanka Kuwait, Bookhashada uu Madaxweynuhu wadanka Imaaraadka ku joogo oo ay Xukuumadu u aragto inay Muhiimad wayn u leedahay Somaliland ayaana Sababtay in uu madaxweynuhu Doorbido kulamo kala duwan oo uu la yeesho Amiirada Imaaradaha Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Ganacsatada Waa wayn, Shirkadaha si ay Dhamaantood Mid walba inta uu Danaynayo Ganac uu ka gaysto dhismaha Qaranka Somaliland iyo Baahiyihiisa kala Duwan ee uu qabo

ALLAA MAHAD LEH

 Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

April 18, 2011

Somaliland President meets UAE Minister of Higher Education


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Somaliland President meets UAE Minister of Higher Education

Somaliland President Ahmed Silanyo met the UAE Minister of Higher Education and Scientific Research, Sheikh Nahyan Bin Mubarak Al Nahyan at his palace in Abu Dhabi on Sunday

ABU DHABI — President Ahmed Silanyo met the UAE Minister of Higher Education and Scientific Research, Sheikh Nahyan Bin Mubarak Al Nahyan at his palace in Abu Dhabi on Sunday.

Sheikh Nahyan facilitated a meeting between the Somaliland delegation and over 60 local and multinational business leaders based in the Gulf nation. The businesses, some of the largest in the region, congratulated President Silanyo for creating open and optimal investment environment and for maintaining stability in the country. They promise to send a business delegation to Somaliland to study the country and investment opportunities in the coming weeks.

Sheikh Nahyan said the UAE was ready to help Somaliland in the areas of security, economy and development. He promised to connect local and international companies in the UAE to Somaliland to increase the volume of capital investment, while continuing to assist Somaliland with its humanitarian needs. He added his department will help structure and lift the education standards in the country.

The President thanked Sheikh Nahyan and the other delegates for their warm hospitality. He briefed them of the country’s achievements, investment and business opportunities. He also told them a new investment law will ensure that his government creates good conditions for foreign investment. The president equally highlighted the challenges in the country including the high unemployment, ongoing drought and the enormous water scarcity and water quality problems. He requested the help of UAE since its the leading foreign direct investment destination in the Middle East and is home to major water companies and desalination plants.

Abu Dhabi, the seat of the government of UAE, consumes 550 liters of water per person per day while in Somaliland on average less than 30 liters of water per person per day are consumed.

The Somaliland delegation, UAE officials and the 60 or so business leaders later had lunch at Sheikh Nahyan’s palace.

The President and his delegation which includes Mohamed Abdullahi Omar, Minister of Foreign Affairs, Abdirisaq Khalif Ahmed, Minister of Trade, Industrialization and Tourism, Abdullahi Mohamed Dahir, Presidential spokesman, Hersi Ali H. Hassan, Chief of Cabinet and first lady Amina Sheik Mohamoud will be in the Gulf nation until Thursday.

Video: Source Kulmiye Party (NO Audio)

(Somalilandpress)


April 15, 2011

VIDEO:Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Kuwayt Iyo Imaaraadka Carabta


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Kuwayt Iyo Imaaraadka Carabta

VIDEO

February 28, 2011

Somaliland:Wafti ka Socda Haayada bisha cas ee Emiraatka carabta oo Raashin Caawimo ah u Qeybiyay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada berbera


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Wafti ka Socda Haayada bisha cas ee Emiraatka carabta oo  Raashin Caawimo ah u Qeybiyay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada berbera

UAE Red Crescent in Berbera, Somaliland

Waxa manta magaalada Berbera soo gaadhay wafti ka socda hayada bisha cas ee imiraatka carabta waxaana waftigaa hogaaminaayay oo gadhwadeen u ahaa wasiirka wasaarada macdanta. Tamarta iyo biyaha ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale waxaanay waftigani manta uqeybiyeen dadka danyarta ah ee reer Berbera qeybo kamida raashin noocyo badan isugu jira oo ay ugu tala galeen in dadkaa la siiyo waxaana kala qeyb qaatay qeybinta raashinkaa Gudoomiyaha Gobolka saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)

Waxaana la sheegay in raashinkan ay hayada bisha cas keentay uu ka danbeeyay wasiirka wasaarad macdanta iyo biyaha oo dhawaan socdaalo shaqo kutagay wadamada khaliijka gaar ahan wadanka imiraatka carabta madaqada Dubai sida uu manta ka dhawaajiyay wasiirka wasaarada macdanta tamarta iyo biyaha Xuseen Cabdi Ducaale mar uu halkaa raashinka lagu qeybinaayay uu saxaafada kula hadlay isaga oo sheegay in raashinkan ay hayadan bisha cas ugu deeqday dadka soomaaliland yahay (900)sagaal boqol oo tan oo noocyo badan isugu jira waxaana hadaladii wasiirka kamid ahaa”raashinkan aad arkeysaan ee halkan lagu qeybinaayo waxa inoogu deeqday dawlada imiraatka carabta waxaanay kadanbeysay socdaalkii aan dhawaan kutagay wadanka imiraatka carabta oo anu waxyaabo badan qolooyinkaa isla meel dhignay waxaana kamid ahaa oo anu ka soo wada hadalay waxaana kmid ahaa in ay inaga caawiyaan abaaraha deeqdan aad imika rakaysaana waa raashin isugu jira Bariis.Sonkor.Daqiiq iyo Saliid tirade guud ee raashinkuna waa (900)sagaal boqol oo tan waxaana qeybiyay oo qorsheeyay sida loogu qeybinayo gobolada Gudida abaaraha ee soomaaliland halkan(Berbera)waxa loogu tala in ama loo qoodeeyay in raashin la siiyo (1000)qoys oo kamida dadka danyarta ah eek u dhaqan gobolka saaxil intan manta raashinka qaadanaysaana intii ugu horeysay waxaana tiradooda lagu sheegay sadex boqol oo qoys(300) qeybinta raashinka waana la wada gaadhsiinayaa cidii liistada ku qorneyd ee hore loo soo diwaan galiyay aniga iyo waftigan bisha casina waanu kormeeraynaa oo manta waxa aanu idiin sii dhaafayna dhinaca burco iyana hawshan bari laga bilaabi doono.

UAE Red Crescent

Raashinkan ayaa manta lagu qeybiyay meel magaalada kabaxsan oo ah xarunta shamiitada sibidhka Berbera oo imika aan shaqeyn iyada oo aan la garaneyn sababta keentay in magaalada laga saaro raashinka iyo dadka loo qeybinaayo balse waxa la sheegayaa in uu arintaa kadanbeeyay badhasaabka Gobolka saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)qorshahaasina isaga ka soo baxay iyada oo ay manta halka joogeen amaba dadka rashinka loogu qeybinaayay ahaayeen waxa aan ka badneyn (60)qoys oo dumar iyo caruur ubadan halka la sheegay in ay yihiin (300)sadex boqol oo qoys taas oo warbaahinta gobolka ka hawlgashaana xaadir u aheyd daahna aanu sarneyn waxaana lays weydiinayaa halka la geeyay dadka intii kale ee raashin loogu tala galay oo uu wasiirku ku sheegay (1000)qoys raashinkuna uu ku qiimeysan yahay kunkaa qoys ee u carabka ku dhuftay wasiirka wasaarad macdanta tamarta iyo biyaha Xuseen Cabdi Ducaale oo isagu ahaa gadhwadeenka waftigan caawimada soo bixiyay ee imiraatka ka socda haddaba bal waxa aynu eegi doonaa intaa uu ku eekaado qeybinta raashinku iyo meelo kale ay ku qeybiyaan masuuliyiinta Gobolka ee hawshan loo xilsaaray lagagana tagay in ay hawsha inta hadhay iyagu sii wadaan waftiguna ay qeybinta hore uun ka qeyb qaataan madaama oo ay gobolada oo dhan kormeer ku marayaan.

UAE Red Crescent

Raashinada noocyadana ayaa wakhtiyadii xukumadii hore hayadani keeni jirtay balse inta badan meel ay maraan lama arki jirin waxaana qaadan jiray oo gobolkan saaxil u xilsaaraa niman ku mamay caawimooyinka noocana iyaga oo wadaadnimo ku dhuumanaya baal marin jiray dadka loogu talagaly kuwaas oo manta joogay halkaa dadka danyata ah manta raashinka loogu qeybinaayay waxaanay u eekayd balwad la bartay oo meel loo maro lawaayay waxaana dhici karta in qoyahaa wakhtiyadaa hore qaabilsanaan jiray raashimada noocana iyo maamulkan gobolka ee gacanta kula jira qeybinta raashinka is afgaran waa dhex maro halkaas oo laga yaabo in ay xogo dheeraadi kasoo baxaan wakhtiyada soo socda.

January 22, 2011

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed(SIILAANYO) Oo Qaabilay Ganacsato Ka Socda Imaaraadka Carabta


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

 Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed(SIILAANYO) Oo Qaabilay Ganacsato Ka Socda Imaaraadka Carabta

War-Saxaafadeed

Hargeysa 22/01/2011: Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda imaaraadka carabta, waftigaas oo ahaa ganacsato reer imaaraad ah.

Waftiga ayaa madaxweyne Siilaanyo kala hadlay sidii ay meel ugu tiiran lahaayeen wada shaqayn dhex marta xukumadiisa iyo waftigooda, war saxaafadeed laga soo saaray kulanka madaxweynaha iyo waftiga ayaa laga soo saaray warsaxaafaded, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee iftin.net ee magaalada hargeysa, kaas oo u dhignaa sidan

“Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.

Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya labada Dal ee Somaliland iyo Sucuudiga.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.

Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

%d bloggers like this: