Somaliland247's Blog

June 23, 2012

UK Foreign Secretary welcomes historic talks between Somaliland and Transitional Federal Government of Somalia

Filed under: NEWS — somaliland247 @ 8:34 pm
Tags: , , , , , ,

UK Foreign Secretary welcomes historic talks between Somaliland and Transitional Federal Government of Somalia

22 June 2012

Foreign Secretary William Hague: “I congratulate the Somali Transitional Federal Government and Somaliland representatives on agreeing the Chevening House Declaration yesterday.”

Representatives of Somaliland and the Transitional Federal Government of Somalia met at Chevening House on 20-21 June. The purpose of the talks, the first of their kind, was to establish a framework for future substantive talks. At the request of both parties the meeting was facilitated by the UK government, along with the EU and Norway.

Following the meeting the Foreign Secretary William Hague said:

“I congratulate the Somali Transitional Federal Government and Somaliland representatives on agreeing the Chevening House Declaration yesterday. We hope this will be a landmark in the process of clarifying their future relations and achieving peace, security and stability in the region. I congratulate both sides on their willingness to continue the talks and to cooperate on areas of common interest. I am pleased that the UK, along with Norway and the EU, was able to build on commitments at the London and Istanbul Conferences on Somalia to support dialogue by facilitating these talks. Britain will work with  international partners to support their efforts as they continue this important and historic dialogue.”

Foreign & Commonwealth Office: http://www.fco.gov.uk/en/news/latest-news/?view=News&id=779032582

March 13, 2011

Wafti Ka Socda Dalka Norway Oo Maanta Kulan la Yeeshay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Ee Somaliland


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Wafti Ka Socda Dalka Norway Oo Maanta Kulan la Yeeshay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Ee Somaliland.

Hargeysa Mar.13, 2011 – Xubno Wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta kulan kula yeeshay Magaaladda Hargeysa Wafti balaadhan oo ka socday dalka Norway. Kulankan oo ka dhacay hoolka shirarka Wasaaradda Beeraha ee Magaaladda Hargeysa, ayaa lagu gorfeeyay sidii loo horumarin lahaa mashaariicda dhinaca Beeraha, Khayraadka dabiiciga ah iyo wax soosaarka Dalka.

Dhinaca Somaliland shirkan waxa ka qayb galay ,Wasiirada Xanaadda Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda MD Cabdilaahi Jaamac Cismaan(Geejire),iyo Beeraha Md Faarax Maxamuud Cilmi (Geedoolle), Agaasimayaasha Guud ee Tacliinta sare iyo beeraha, halka dhinaca Waftiga Norwayna ay ka socdeen:Merit Hern AES,NPA-Norway iyo Mostafa pourbayat oo ka socday ururka kultur og kompetanse oo ka sheeqeeya horumarinta beeraha iyo wax soo saarka.

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda oo Warbixin ka siiyey Warbaahinta dalka waxyaabaha ay kawada hadleen waftigan iyo nuxurka ka soo baxay ayaa hadalkiisa wuxuu u dhignaa sidatan:-

“Kooxdani waa kooxdii dalka Norway ku baraarujisay in ay Somaliland wax u qabtaan waxaanay ka socdaan urur la yidhaahdo NVA oo ka soo jeeda gobal ka mid ah goboladda Norway oo ah ka ugu wayn dhinaca Wax soosaarka beeraha oo layidhaahdo (Head Mark) waxaanay halkan maanta wadaan in ay kormeer ku sameeyaan wixii ay inala qaban lahaayeen. Ugu horeyna waxaa uu yahay mid ay iminka in doora ka shaqaynayeen mudo gaadhaysa lix sanadood oo hada soo dhamaaday Maaligelintiisiina loo diyaariyey oo ah College Beeraha ah oo laga Hirgelinayo degaanka Cadaadlay,kaas oo ay doonaayeen qaybta ay xukuumadu ka qaadanayso iyo qorshaha oo dhamaystiran in ay sii qaataan.

Waxaa kale oo ay inaga caawin doonaan Wasaaraddaha Beeraha, Deegaanka,Xanaanada Xoolaha iyo Khayraadka bada,waayo dalka Norway waa dalka aduunka ugu horeeya dhinaca kaluumaysiga oo khibrad dheeraad ah ayaa ay u leeyahiin wax soosaarka badda,iyaga oo dhiiri gelinaya Shaqaalaysiinta dhalinyaradda iyo dumarka, ee dhinaca Xeebaha,waxaa kale oo ay shirkan ku cadeeyeen in ay Norway diyaar utahay in ay wax la qabato Somaliland”.

February 24, 2011

Madaxweynahaa Somaliland Oo Qaabilay Weftigii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Socday Beesha Caalamka


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Madaxweynahaa Somaliland Oo Qaabilay Weftigii Ugu Balaadhnaa Ee Ka Socday Beesha Caalamka

A Delegation of 16 members from different Countries and Organsitaions visit Somaliland

 

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay weftigii ugu balaadhnaa ee ka socda Beesha caalamka oo ka koobanaa 16 xubnood, oo ka kala socday dalalka Itoobiya, Belgium, Finland, France, Germany, Jaban, Italy, Netherlands, Norway, UK, Spain, Turkey, USA, Brasil, Wakiilka EU u Fadhiya Djibouti iyo Xog-haynta urur Goboledka IGAD, kuwaasi oo booqasho hal maalin ah ku yimid Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) wuxuu weftiga uga xog waramay xaalada dalka waxaanu u sheegay inay Somaliland beesha caalamka ka doonayso gacan qabasho dhaqaale iyo aqoonsi caalami ah, sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed laga soo saaray kulankii Madaxweynuhu la yeeshay weftigaasi kaasi oo u dhignaa sidan:-

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka kooban 16 Xubnood oo ka kala Socda wadamada Ethiopia, Belgium, Finland, France, Germany, Jaban, Italy, Netherlands, Norway, UK, Spain, Turkey, USA, Brasil, Wakiilka EU u Fadhiya Djibouti iyo Xog-haynta urur Goboledka IGAD.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Horu-marka dhinacyada badan leh ee ka socda Somaliland waxa kale oo uu u sheegay in ay Somaliland Beesha Caalamka ka sugayso Gacan qabasho dhinaca dhaqaalaha iyo aqoonsi, si uu dedaalkan ay Somaliland la timid u noqdo mid xaqiijiya Himillada ummadda.

Eng. Mahboub Maalin oo ah Xoghaynta guud ee Urur Goboleedka IGAD ayaa isaguna madaxweyanaha uga mahad celiyey soo dhawaynta uu weftigu kala kulmay Somaliland waxaanu sheegay in u socdaalka weftigu daba socday safar hore oo Urur goboleedka IGAD Somaliland ku yimaadeen, kaas oo u jeedadiisu tahay xogogaal u noqoshada waxa ay qabsatay Somaliland.

Ambassador Renzso Rosso oo ah safiirka Talyaaniga u fadhiya Ethiopia kuna hadlaayey magaca safiirada ayaa Madaxweynaha uga mahad-naqay soo dhawaynta iyo qaabilaada ay kala kulmeen Somaliland.

Safiirku waxa uu sheegay in ay farxad gelisay waxa ay indhahooda ku arkeen oo ah waxa ay qabsatay Somaliland, Dhismaha ka socda, Ganacsiga iyo nabad gelyada ka jirta Somaliland.

Weftiga oo booqasho maalina ku joogaya wadanka waxa kulanka ka dib Hotel Mansour warbixin dheer ku siiyey Wasiirrada Arrimaha Dibeda, Qarshaynta iyo Xubno kale.

Dhinaca kulanka waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibada, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Macdanta iyo tamarta, Wasiirka Arrimaha Guddaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Gudoomiyaha Golaha Guurtida, Gudoomiyaha Golaha waskiilada iyo Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada.

Dhinaca Weftigu waxay ka koobnayeen sidan:-

1. Ethiopia: Amb. Negash Kibret

2. IGAD Secretarial: Executive Secretary Ing. Mahboub Maalim

3. Belgium: Amb. Gunter Sleewagen

4. EU ( Djibouti): Frederic Roberts

5. Finland: Amb. Leo Olsvirta

6. France: Amb. Jean-Chirstophe Belliard

7. Germany: Nichael Biontino

8. Jaban: Amb. Hiroyuki Kishino

9. Italy: Amb. Renzo Rosso – Alberto Vecchi

10. Netherlands: Sjoerd Smit

11. Norway: Amb. Odd-Inge Kvalheim

12. Uk: John Marshall, Sean Cockburn

13. Spain: Jose Eugenio Thovar Loxano

14. Turkey: Amb. U. kenan Ipek- Elif Okutucu

15. USA ( Bilat )Amb. Donald Booth

16. Brasil: Amb. Isabel Cristina de Azvedo Heyvaert.”

February 19, 2011

Pirate Prison built with Norwegian money opens in Somaliland


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Pirate Prison built with Norwegian money opens in Somaliland

Ministers inspect the high security prison in Somaliland's Hargeisa

Somaliland ministers and a visiting donor from the Norwegian government Deputy Foreign Minister Mr.Espen Barth Eide inaugurated a new modern prison in Hargeisa, which will make it possible to convict Somali pirates caught by international forces.

A new central prison for persons convicted to long sentences has been made use of in Somaliland’s capital Hargeisa. The prison,financed by Norway, was today visited by Somaliland Home Affairs Minister, Mohamed Abdi Gaboose, accompanied by Norway’s Deputy Foreign Minister Espen Barth Eide.

The Hargeisa prison is to be formally inaugurated later this month, but already houses over 70 Somali pirates that had been arrested by international marine forces in the Bay of Aden and the Indian Ocean.

Many pirates so far have had to be released as there were no courts ready to sentence them or prisons ready to accommodate them. The Hargeisa “pirates’ prison” comes as an international response to this vacuum, with Somalilanders happy to extend their international relations by hosting the new facilities.

According to Norwegian Deputy Foreign Minister Espen Barth Eide, the new facilities – starring as the most modern building in run-down Hargeisa – “appeared effective and moderns, both regarding prisoners’ conditions and security.” High standards had been a condition to extradite captured pirates by many of the nations participating in the anti-piracy operations.

VIDEO

Consequently, Mr Eide also announced further Norwegian cooperation and funding for Somaliland’s justice sector, “including police, courts and correctional services, and also for the development of more modern legal codes,” according to a statement by the Oslo Ministry of Foreign Affairs.

“When we know that nine out of ten pirates are released after being caught, it is obvious that the only answer to this problem cannot be sending more marine troops,” said Mr Eide, who back in Norway faces critics because his maritime nation is not participating in the naval anti-piracy operations.

Mr Eide during his stay in Hargeisa also participated in an inauguration ceremony of a Norway-funded school building, officially handed over to Somaliland Education Minister Samsam Abdi Adan.

The Deputy-Minister’s visit to Hargeisa represented the first-ever Norwegian official visit to the non-recognised state of Somaliland. Mr Eide met with Somaliland President Ahmed Mahamoud Silanyo and a large number of Ministers and dignitaries.

The visiting Norwegian was full of praise after having seen developments in Somaliland first-handed. “The contrast between Somaliland and most of the rest of Somalia is striking,” he stated. “Somaliland has managed to establish a well-functioning democracy, where presidents not only are elected, but also leave their post if not re-elected, which is not a matter of course in Africa.”

February 17, 2011

Wasiir Ku Xigeenka Arr. Dibada Norway Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

 

War Saxaafadeed Goor dhow Laga soo Saaray Aqalka madaxtooyada Somaliland Kulan Maanta ay Yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Siilaanyo iyo Wafuudii Kasocotay Dalka Norway

 

JAMHUURIYADDA   SOMALILAND

   Republic of  SOMALILAND

            Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada  JSL

War-Saxaafadeed

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dawlada Norway,MR. ESPEN BARTH EIDE.

Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noocisa ah oo ay Dawlada Norway iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ugu jirto Qaran ku dhisan Dimuquraadiyad, cadaalad iyo Maamul wanaag.

 

Madaxwweynuhu waxa uu weftiga Warbixin mug leh ka siiyey sida ay Somaliland wax u qabsatay, Dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada iyo Dawlad-nimada, Madaxwweynuhu waxa kale oo uu Weftiga uga waramay sooyaalkii taariikheed ee somaliland iyo Sidii uu ku yimid midawgii hore ee somaliya iyo siduu ku burburayba.

Waxaanu sheegay Madaxweynuhu in ay Somaliland Beesha Caalamka Ka dalbanayso in la Aqoonsado oo ay ka mid noqoto Qaramada Caalamka, Isla markaana ay Buuxisay Shuruudihii oo Dhan.

Geesta kalena Madaxweynuhu waxa uu Weftiga si wayn uga mahad-naqay Niyad Samida ay Dawlada Norway u muujisay Somaliland iyo Booqashada ay ku yimadeen Dalka Somaliland isaga oo Madaxweynuhu weftiga ku soo Dhaweeyey Dalka.

 

Wasiirku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dalka Norway MR. ESPEN BARTH EIDE wuxuu Dawlada Somaliland ku amaanay Sida Qiimaha Badan ee ay uga Shaqeeyeen Horumarka Dalka iyo Dimuquraadiyada isaga oo si gaara ugu Amaanay Bulshada Reer Somaliland Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku muujiyeen Midnimadooda iyo sida ay ugu bisil yihiin in la Aqoonsado oo ay ka mid noqdaan Dawladaha Caalamka ka jira ee la aqoonsan yahay taasi oo uu sheegay in ay ka Norway ahaan Fiiro gaara u lahaayeen tadawarkii ay soo martay Somaliland ee Dhinacyada Dimuquraadiyada iyo dib u dhiska Dalka.

Wuxuu ku Nuuxnuuxsaday Wasiirku xigeenku sida ay Somalialnd uga Shaqaysay nabad gelyada ka jirta dalkeeda taasi oo uu tilmaamay inay deris latahay xasilooni daro ka jirta Somaliya

Wasiirku Xigeenku waxa uu ka hadlay inay bulshada Caalamku isha ku hayso Budhcad badeeda isaga oo Somaliland-na ku amaanay Doorka ay ka Qaadato Budhcad badeeda kuna Dhiiri geliyey inay halkaa ka sii wado Dedaalkeeda.

Ugu Danbayn Wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay inay Dawadaa Norway Soo Dhawaynayso Horumarka ka socda Dawlada Somaliland isla markaana kor u qaadi doonto Xidhiidhka iyo kalmada ay ka gaysanayso Dhicineeda

Dhinaca Xukuumada Somaliland waxa Madaxweynaha kulanka ku Wehelinaayey Wasiirka Duulista iyo Hawlada, Wasiirka Qarshaynta Qaranka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta,.

Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnayeen.

1. Espen Barth Eide

2. Per Ludvig Magnus

3. Kjell Harald Dalen

4. Kjetil Elsebutangen

5. Rina Kristmoen

6. Geir A. Schei

 

 

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

 

%d bloggers like this: