Somaliland247's Blog

January 22, 2011

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed(SIILAANYO) Oo Qaabilay Ganacsato Ka Socda Imaaraadka Carabta


Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

 Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed(SIILAANYO) Oo Qaabilay Ganacsato Ka Socda Imaaraadka Carabta

War-Saxaafadeed

Hargeysa 22/01/2011: Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda imaaraadka carabta, waftigaas oo ahaa ganacsato reer imaaraad ah.

Waftiga ayaa madaxweyne Siilaanyo kala hadlay sidii ay meel ugu tiiran lahaayeen wada shaqayn dhex marta xukumadiisa iyo waftigooda, war saxaafadeed laga soo saaray kulanka madaxweynaha iyo waftiga ayaa laga soo saaray warsaxaafaded, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee iftin.net ee magaalada hargeysa, kaas oo u dhignaa sidan

“Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.

Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya labada Dal ee Somaliland iyo Sucuudiga.

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.

Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Leave a Comment »

No comments yet.

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: