Somaliland247's Blog

January 7, 2011

Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mud Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) oo hogaaminayay Suxufiyiin kusugan Jubba ee Koonfurta Sudaan. DAAWO SAWIRADA.

Filed under: NEWS — somaliland247 @ 8:43 pm
Tags: , , , , ,

Like This!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

 
 
 
 

Afhayeenka Madaxtooyada JSL Mud Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) oo hogaaminayay Suxufiyiin kusugan Jubba ee Koonfurta Sudaan. DAAWO SAWIRADA.

 

War-Saxaafadeed

 

 

Afhayeenka madaxtooyada JSL oo hogaaminaya Suxufiyiinta tegaysa Jubba ee Koonfurta Sudaan oo ay ka mid yihin Suxufiyiin waa wayn Sida yuusuf Cabdi Gaboobe, Gudoomiyeyaasha SSJW Mustafe Shiine, Gudoomiyaha Dallada Saxaafada Somaliland ee Madaxa banaan ee USJ iyo Ururada Saxaafada ee SOOLJA iyo Suxufiyiin kale oo Magaca ku leh Saxaafada dalka oo Socdaalka ku wehelinaya Afhaeenka Madaxtooyada JSL ayaa maanta kulan Sharafeed soo dhawayn ah ku Marti qaaday Safiirka Cusub ee Somaliland u Fadhiya Ethiopia Aadan Nuux Dhuule oo ka mid ahaa Suxufiyiinta waa wayn ee Magaca ku yeeshay Mihnadda Saxaafada.

 

Kulan Sharafeedkan waxa ay Suxufiyiintu Safiirka ku hambalyeyen Xilka loo magacaabay waxanay ku dhiiri geliyeen inuu ka midha dhaliyo Masraxa Saxaafada oo uu u soo jiido Qiimo u dhigma sidoo kale waxa uu kulankaas Afhayeenku ka sheegay in uu kulankan ama Marti qaadkan uga jeedo inuu Dhiiri geliyo Suxufiyiinta Da’ada yar yar ee Mihnada Saxaafada Sida wanaagsan ugu adeegta oo uu sheegay in ay haddii ay si wadaan ay ka gaadhi doonaan Maqaankan oo kale Saxaafadana Derajo noocan oo kale ah lag agaadho marka sida wanaagsan loogu Shaqeeyo.

 

Safiirka ayaa isaguna ka mahad naqay Martiqaadkan , Dhinaca kalena Suxufiyiinta uu Afhayeenku Hogaaminaayo waxay ku guulaysteen inay la kulmaan Safiirka ama Qunsulka Koonfurta Sudaan u jooga Dalka Ethiopia Gaar ahaan Adis Ababa oo ay isagana kala sheekaysteen Qadiyada Jubba oo haatan ka Go’aysa Sudaan inteeda kale Aftidan laqaadayo iyo Xidhiidhka u Dhexeya isu dhawanashaha labada Dal ee Somaliland iyo Jubba.

Ugu danbayna Af-hayeenku waxa uu Madaxweynaha JSL uga Mahad naqay inuu yahay Madaxweynihii ugu Horeyey ee Saxaafada Madaxa Banaan Fursad u siiya inay Xornimo Debeda uga soo Shaqeeyaan Qadiyada Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

 

Leave a Comment »

No comments yet.

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: