Somaliland247's Blog

October 31, 2010

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Guddi heer qaran ah u magacaabay Tayeynta Billicda Caasimada Dalka ee Hargeisa oo ah Muraayadi Dalka.


Like This!

FaceTweet it!

Add to FacebookAdd to DiggAdd to Del.icio.usAdd to StumbleuponAdd to RedditAdd to BlinklistAdd to TwitterAdd to TechnoratiAdd to Yahoo BuzzAdd to Newsvine

Add to Google Buzz

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Guddi heer qaran ah u magacaabay Tayeynta Billicda Caasimada Dalka ee Hargeisa oo ah Muraayadi Dalka.

 War-Saxaafadeed 

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta  Guddi heer qaran ah u magacaabay Tayeynta Billicda Caasimada Dalka ee Hargeisa oo ah Muraayadi Dalka.

Guddidan uu madaxweynuhu magacaabay oo ka kooban Lix (6) Xubnood oo ka kooban  Wasiiro iyo Maayerka Caasimada.

Madaxwynuhu waxa uu Magacaabista Gudida ku  yidhi sidan:

Mudanayaal, Sida aad ka war qabtaan, bilicda iyo muuqaalka caasimaddu wuxuu qayb muhiim ah ka qaadanaya milgaha dawladnimo.  

Haddaba Mudanayaal, laga bilaabo taariikhda warqadan waxaan idiin magacaabay Guddida Bilicda Caasimadda Hargeysa, waxana gudoomiye idiin noqon doona Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.

 Magacyada Gudida

1.      Dr. Maxamed Cabdi Gaboose,    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

2.      Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda 

3.      Mudane, Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka  

4.      Dr. Xuseen Axmed Maxamed (Xoog),Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka 

5.      Mudane, Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta  

6.      Mudane, Xuseen Maxamuud Jiciir,  Maayarka Magaaladda Hargeysa, Ahna Gudoomiyaha Golaha Deegaanka                       

Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Gudidan kula Dardaarmay in ay Sida ugu Dhakhsaha Badan hawshan u Gutaan oo ay Xil wayn iska Saaran Waxaanu yidhi madaxweynuhu Illaahay Haydin Fudaydiyo hawshaa

 ALLAA                         MAHAD                             LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

Leave a Comment »

No comments yet.

RSS feed for comments on this post. TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Create a free website or blog at WordPress.com.

%d bloggers like this: